In Stock
10
Barcode: 8712181843
Wall Lamp
Category: Decoration
$15.00
Description
💡 Wall Lamp – Qurux iyo Iftiin Casri ah!
Ku qurxi darbiyada gurigaaga ama xafiiskaaga Wall Lamp casri ah oo siinaya iftiin diiran iyo muuqaal soo jiidasho leh.
✅ Naqshad casri ah oo qurux badan
✅ LED tamar-badbaadiya
✅ Iftiin dhalaalaya oo indhaha u roon
✅ Rakibid fudud
✅ Ku habboon qolka fadhiga, qolka jiifka, jaranjarada, marinka iyo xafiiska
🏡 Ka dhig gurigaaga mid iftiin iyo qurux isku leh!
🚚 Gudaha Muqdisho Delivery waa kuu diyaar.
📞 Dalbo hadda: +252 617665667
🌐 www.canuuni.com