Exclusive Deals & Quality Products
Explore top-tier items curated specifically for your workflow with competitive wholesale values.
Products
Weidasi WD-6046 rechargeable LED
💡 WEIDASI WD-6046 Rechargeable LED Desk Lamp Ku iftiimi miiskaaga shaqada ama waxbarashada laambad casri ah oo tayo sare leh! ✅ Dib loo dallaci karo (Rechargeable) ✅ 3 nooc oo iftiin ah: White, Yellow & Warm White ✅ Touch Control – Hal taabasho ku maamul ✅ Brightness la hagaajin karo (Stepless Dimming) ✅ Luqun dabacsan (Flexible Neck) si aad u leexiso jihada iftiinka ✅ Battery gudaha ku jirta oo dib loo dallaco (2×1200mAh) iyo USB charging (5V/1A). 🎓 Ku habboon: Waxbarashada Akhriska Shaqada xafiiska Iftiinka sariirta agteeda 🎉 Qiimo-dhimis gaar ah ayaa diyaar ah! 🚚 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeeg gaarsiin (Delivery). 📞 Dalbo hadda: +252 617665667 🌐 www.canuuni.com
Flame Aroma Diffuser
FLAME AROMA DIFFUSER Ka dhig gurigaaga ama office-kaaga meel udgoon, dagan oo casri ah Flame Aroma Diffuser-kan wuxuu isku daraa iftiin olol u eg iyo caraf udgoon oo deegaanka ka dhigaya mid raaxo leh ✅ Qurxin casri ah ✅ Udgoon joogto ah ✅ Humidifier & aroma diffuser ✅ Ku haboon qolalka jiifka, office-ka & fadhiga 🚚 FREE DELIVERY haddii aad joogto Xamar/Muqdisho
Wall Lamp
💡 Wall Lamp – Qurux iyo Iftiin Casri ah! Ku qurxi darbiyada gurigaaga ama xafiiskaaga Wall Lamp casri ah oo siinaya iftiin diiran iyo muuqaal soo jiidasho leh. ✅ Naqshad casri ah oo qurux badan ✅ LED tamar-badbaadiya ✅ Iftiin dhalaalaya oo indhaha u roon ✅ Rakibid fudud ✅ Ku habboon qolka fadhiga, qolka jiifka, jaranjarada, marinka iyo xafiiska 🏡 Ka dhig gurigaaga mid iftiin iyo qurux isku leh! 🚚 Gudaha Muqdisho Delivery waa kuu diyaar. 📞 Dalbo hadda: +252 617665667 🌐 www.canuuni.com
MPROW Modern 3D
MPROW Modern 3D LED Lamp ✨ 💡 Qurxi gurigaaga ama xafiiskaaga adigoo helaya iftiin casri ah oo soo jiidasho leh. ✅ Naqshad 3D oo qurux badan ✅ Iftiin diiran oo indhaha u roon ✅ Ku habboon qolka jiifka, miiska shaqada ama hadiyad ahaan ✅ Isticmaal koronto yar 💲 Qiimaha: Kaliya $9.99 📍 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeegga gaarsiinta (Delivery). 📞 Dalbo hadda: +252 617665667 CANUUNI Electronic & Repairing – Tayada aad ku kalsoonaan karto.
Creatice Table Lamp
✨ Creative Table Lamp – Qurux iyo Iftiin Isku Jira! ✨ Ku qurxi gurigaaga ama xafiiskaaga laambad casri ah oo siisa deegaankaaga iftiin jilicsan iyo muuqaal soo jiidasho leh. ✅ Naqshad casri ah oo qurux badan ✅ LED iftiin tamar-badbaadiya ✅ Dib loo dallaci karo (Rechargeable) ✅ Touch Control – hal taabasho ku shid ama ku dami ✅ Brightness la hagaajin karo ✅ Ku habboon qolka jiifka, miiska shaqada, akhriska iyo hadiyad ahaan. 🚚 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeeg gaarsiin (Delivery). 📞 Dalbo hadda: +252 617665667 🌐 www.canuuni.com