Exclusive Deals & Quality Products
Explore top-tier items curated specifically for your workflow with competitive wholesale values.
Products
GW 13 PRO SMART WATCH
✨ Shaashad weyn oo HD ah 📞 Wicitaanno Bluetooth ah si toos ah gacantaada uga jawaab ❤️ Kormeerka garaaca wadnaha 24/7 🩸 Cabbirka oksijiinta dhiigga (SpO2) 😴 La socodka tayada hurdada 🏃 Habab badan oo jimicsi iyo tirinta tallaabooyinka 🔋 Battery awood leh oo isticmaal dheer leh 📱 La jaanqaada Android & iPhone 🎵 Xakamaynta muusikada iyo ogeysiisyada fariimaha
Spors watch
🏃♂️ SPORTS SMART WATCH – Ku Habboon Dadka Jecel Jimicsiga! Haddii aad rabto saacad casri ah oo ku wehelisa socodka, orodka iyo jimicsiga, Sports Watch waa doorasho fiican. ✅ Naqshad adag oo sporty ah ✅ Tirooyinka tallaabooyinka (Steps) ✅ La soco dhaqdhaqaaqaaga ✅ Shaashad qurux badan oo casri ah ✅ Ku habboon ciyaaraha iyo isticmaalka maalinlaha ah 🎉 30% DHIMIS GAAR AH! 🚚 Gudaha Muqdisho Delivery waa kuu diyaar. 🌐www.CANUUNI.com 📞 Dalbo hadda: +252 61 7665667 CANUUNI Electronic & Repairing — Qiimo jaban, tayo wanaagsan!
SK 40 SMART WATCH
⌚ SK40 Smart Watch – Casri + Style + Health Naqshad casri ah, muuqaal qurux badan, kuna habboon isticmaalka meel kasta iyo waqti kasta. SK40 Smart Watch-ka waxa ay leedahay shaashad AMOLED Display ah — muuqaal cad, dhalaalaya, oo si qurux badan kuu tusaya xogtaada. Ka jawaab wicitaannada si toos ah gacantaada adigoo adeegsanaya Bluetooth Calling — fudud, degdeg ah, oo casri ah! Waxa kale oo ay leedahay 3 suun oo kala duwan — bir, leather iyo caag — si aad ugu beddesho style-kaaga: sport, classic ama luxury. La soco jimicsigaaga, caafimaadkaaga, garaaca wadnaha, hurdada, tallaabooyinka iyo SpO2 — dhammaan adigoo gacantaada ka maamulaya! Battery dheer oo soconaysa dhowr maalmood, sidoo kale waa water resistant — u adkaysata roobka iyo dhididka. 💡 Ku habboon shaqada, gym-ka iyo nolol maalmeedka. Hal saacad — 3 style iyo dhammaan features-ka muhiimka ah! 🔥 Ha seegin fursaddan! Dalbo SK40 Smart Watch-kaaga maanta ka hor inta aysan dhammaan! 📦 Dalbo Hadda 📞 Nala Soo Xiriir 61 7665667 “SK40 Smart Watch — Waqti Casri Ah, Nolol Casri Ah.