Weidasi WD-6046 rechargeable LED
Category: Decoration
Description
💡 WEIDASI WD-6046 Rechargeable LED Desk Lamp
Ku iftiimi miiskaaga shaqada ama waxbarashada laambad casri ah oo tayo sare leh!
✅ Dib loo dallaci karo (Rechargeable)
✅ 3 nooc oo iftiin ah: White, Yellow & Warm White
✅ Touch Control – Hal taabasho ku maamul
✅ Brightness la hagaajin karo (Stepless Dimming)
✅ Luqun dabacsan (Flexible Neck) si aad u leexiso jihada iftiinka
✅ Battery gudaha ku jirta oo dib loo dallaco (2×1200mAh) iyo USB charging (5V/1A).
🎓 Ku habboon:
Waxbarashada
Akhriska
Shaqada xafiiska
Iftiinka sariirta agteeda
🎉 Qiimo-dhimis gaar ah ayaa diyaar ah!
🚚 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeeg gaarsiin (Delivery).
📞 Dalbo hadda: +252 617665667
🌐 www.canuuni.com
Related Products
Creatice Table Lamp